Family Reer Kashmir Ah Ayaa Gurigoda idajiyen" weena icawiyeen❤️😭 || KASHMIR
353K views · May 12, 2026 · Travel & Events
Comments · 1.6K
@Abdullahi-Dheere · 4 months ago
Waa aayadaan Qur'anka oo baraatiko ah.
إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ إِخْوَةٌ فَأَصْلِحُوا بَيْنَ أَخَوَيْكُمْ ۚ وَاتَّقُوا اللَّهَ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ
1.4K
@AminMoow · 4 months ago
War yarkan muslimka ah YouTube usamee ciyaal xamar all dhalinta ku yaceso abaal celin uga dhigeyna ❤
398
@xuseenmuadin1816 · 4 months ago
Muqalkan waxan ka faa'iiday oo aan ka fahmay ayada quranka karimka ah oo ah mu'miniinta wa walaalo walhi yarkan iyo hoyadiisa waxay na tuseen islamka qiimaha uu leeyhay sidu u aaminy u gurigiisa ugeyey iyo sidu ukareemeyey masha allah
779
@Nawaafking1 · 4 months ago
sxb hadii aad kashmiir ka tageyso wilkaan muslim fican ah hagaaji wlhi waa qof wanaagsan masha allaah
154
@Mullah_Ahmed_17 · 4 months ago
War yarkaan muslim ka ah oo dhiga ku shubay sxp abaal marin yar usamey markad kaso tageysid naguna salaam ❤
1.4K
@Yusuf-g6s1r · 4 months ago
Wilkaan waa nin rageed Isagoon ku,aqoon Ayuu ID giisa kugu fure SIM hadane Guriga ku,geeye bro wilkaas Waxaad dhahdaa Dadka somaliyed oo dhami Ayaa kusalaamaya YouTube hdu leyhyna hos sodhig Ama TikTok Aan ugu abaal Gudno ❤
107
@LOLZILLA-01 · 4 months ago
bile zxp sohra tag meesha ugu roobka badan aduunka ee ku taal India like badan asxaabta si uu u arko.?
714
@abdirizakissackmohamed · 4 months ago
That little boy from India is truly a talented person and deserves a medal from us❤🙏
109
@CumarBalag · 4 months ago
Hada ixtiraam u heeso nabiga scw liketa Hala dhaafin 😢❤
1.4K
@HodanDahir-sd5bd · 4 months ago
Alla Muslimnimada macanaa ilahey aan u mahad celino oo Muslims naga dhigay
19
@honabdifatahtiini9846 · 4 months ago (edited)
Dear zishan,

I just want to sincerely thank you for the honest and kind support you gave to my brother in your country. Your help truly meant a lot to us, and we deeply appreciate your generosity, loyalty, and good heart.

In difficult times, it is rare to find someone who helps with sincerity and care the way you did. May God bless you, protect you, and reward you for every good thing you have done. We will always remember your kindness and support.

Thank you so much, brother. We are truly grateful to you.
235
@manhaga · 4 months ago
At first, I didn’t know anything about Kashmir, but now I’ve fallen in love with it. I hope one day I’ll get the chance to see it with my own eyes😍Wow These people are such a beautiful family with kind hearts.😍❤️
44
Up next

Kashmir Qaybtan Waliga Ma Arkin Wana Laga Qariyaa “Sabab” ? Hindida Waxey Ugu Wacan Janada Hindiya🏔️
Bile aLta · 252K views

Suuqa Soomalida Ee Dalka Hindiya 🇮🇳 ''Magalada Hyderabad 🕌
Abdi Bile and Bile aLta · 122K views

Maxaad Ka Taqaanaa Reer-Guuraaga dagen Saxaraha Sacuudiga 🇸🇦🐪.
Jarmaad Stories and Jarmaad Media · 35K views

Nolasha Kashmir waa Side? || india 🇮🇳
Bile aLta · 167K views

Waxaad Booqday Suuqa Dumarka Lasoo Furo Carmalka Ah
Dalxiis & Taariikh · 17K views

Qisadi cajibka nabi suleyman iyo boqorada balqiis sheekh mustafe xaajii ismaail
badri media · 58K views

60 jirki tiktokerka ahaa ee halista badnaa!!
DADWEYNAHA , and Mo Faami · 371K views

Waxaan Raacay Tareenka Ugu Waalan Adduunka
ALMIS TRL and ALMIS · 52K views

JASIIRAD AAN LA AQOON OO SOOMAALIYA KU TAALLA 🇸🇴 JASIIRADDA GUWA || AN UNKNOWN ISLAND IN SOMALIA...
Geedi Sahan - Somali Traveler and Duraan Show · 268K views

"Xabadda maxay u ridayaan, xabadda maxay u ridayaan?" Maxamed Siyaad Barre
MHN Mohamed Harare Network · 236K views

Nin Kaan Ayaan Ka Badbaaday " 25 Sano Gacanta Dhulka Madhigin" 😱 || Dalka Hindiya 🇮🇳
Bile aLta · 187K views

Full Waraysi: Sidii AS Ku Qabatay Axmed Dheere ilaa Jeel Ogaaden & Abdi iley Qaabkay Isu Khilaafeen
Sadam Abdi Xarrago · 36K views

Waxaan Booqday Xaafadda Ugu Halis Badan Bulgaria! 😳🇧🇬
Najih ناجح · 110K views

ARGOOSIGII UGU YAABKA BADNA EE UGU CAJIIBSANAA ABID!!@SawdaBillan
Sawda Bilan · 224K views

XAAFADAHA SOOMALIDA DALKA HINDIYA 🇮🇳 || NEW DELHI
Bile aLta · 337K views

WAXAAN BOOQDAY JASIIRADDA KALIYA EE SOOMAALIYA LABA MAGAALO LEH 🇸🇴🏝️ SOMALIA'S HIDDEN ISLAND
Geedi Sahan - Somali Traveler · 808K views

DALXIISKII BALCAD WAA AAMINI WAAYAY
ASAD HAGIO 27 · 621K views

Hotelka 🇪🇬 Ugu Cabsidda Badan Aduunka Ayaan Seexday | MASAR
Qadar mo · 57K views

Waxaan La Kulmay Dad Careysan iyo Dagaal Toos Ah “Maalin Qof Walba Ka Baqayo inuu jogo India 🇮🇳
Bile aLta · 286K views

Kaftanka Siyaassada 731 oo aad u xiisa badan
Madal TV · 36K views

Maxey Hindida Qorraxda☀️ U Caabudaan? 🤔 😱
Bile aLta · 137K views

Waxan La Kulmay Atoore Reer Bollywood Ah 😱🔥
Bile aLta · 236K views

"ISKA FUR XAASKAAGA WAA DAAROOD'E AYEEY IGU YIRAAHDEEN WAALIDKEY"
Dahran Media · 80K views

KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
Xaaji Dirir · 996K views

Hablahii laga kireeyay Saudi Arabia, adoosi khiyaanada dalaalka, cibaada iyo dhaqaalo ka samayn guur
Kobac TV · 23K views

Wadada Ugu Halista Badan india Ayaan Ku Safray " Delhi To Kashmir" || india 🇮🇳
Bile aLta · 468K views